Horyaalka Italy: Ac-milan Iyo Inter Millan Oo Barbaro Galay —————-

Kulan xiiso badan Ayaa Dhex Maray Kooxaha Ac-millan Iyo Inter-millan kulankan Oo ka mid ahaa horyaalka sera A

Ayaa labadan kooxod waxey ku kula tageyn barbaro.

Weeraryahanka AC Milan Suso ee labada gool u dhaliyay kooxdiisa kulankii Derby Milano ay xalay bar-baraha 2-2 la galeen kooxda Inter Milan ayaa u lugeyn doona gurigiisa oo garoonka u jira 45 ila 50 km.

Xiddiga reer Spain ayaa horaantii usbuucan wareysi uu siiyay Il Giornale ku ballan qaaday inuu u lugeyn doono gurigiisa haddii uu labo gool ka dhaliyo Inter Milan.

Suso ayaa iminka looga fadhiyaa inuu ka soo boxo ballankii uu qaaday maadaama uu dhaliyay labo gool inkastoo aysan kooxdiisa ku badin labada gool oo dhammaadka ciyaarta ayaa laga bar-bareeyay