Horyaalka Italy: Kulan Xiiso Badan Oo Dhex Mari Doona Kooxaha Atalanta Vs. Roma——————-

Roma waxa ay booqan doontaa Atalanta kulan ka tirsan Serie A-ga.

Kooxda ka dhisan caasimadda waxa ay isku dayyi doontaa in ay afar ka dhigto farqiga 7da dhibcood ah ee u dhexeeya iyada iyo Juventus.

Maxaa cusub?

– Luciano Spalletti  waxa la sheegay in uu 11-ka hore ka reebi doono Juan Jesus iyo Emerson palmieri si uu u safo Rudiger iyo Brumo.

-Is bedel kale oo dheeri ah laga fili maayo Spalletti

WARBIXIN KOOBAN:

-Atalanta wey badisay 6 ka mida 7dii kulan ee ugu dambeeysay

-Atalanta shabaqa ayey ilaashatay 5 ka mida 6dii kulan ee ugu dambeeysay

-Roma wey badisay 5 ka mida 6dii kulan ee ugu dambeeysay

SAFAFKA LA FILI KARO

g