Isku aadka koobaka league cup oo lasameeya iyo kooxihii waa weeynaa oo kala badbaaday

Waxaa xalay lasoo gabagabeeyay wareega 16 ee league cup kooba layiraahdo iyadoo ay soo baxeen kooxo waa weeyn hadana ay san isku aadin .

leaque-cup1

Koox ha waa weeyn ayaa ahaa mid in tooda badan kala baqayay!  kooxaha wareega sided dhamaat ka u soo baxay waxaa ka mida Liverpool, Arsenal iyo Manchester United halka kooxaha Chelsea iyo Manchester City ay ku hadheen kulamadii West Ham United iyo Manchester United ay la cayaareen.

Halka dhinaca kale ay soo baxeeyn Hull City, leedas, Newcastle United iyo Southampton.

Kooxda arsenal waxa ay Emirates ku soo dhaweyn doontaa kooxda kale Southampton Liverpool iyadana waxa ay ku rigooda ku soo dhaweeeyn doontaa  leeds united halka Man united iyadana garoon keeda ku soo dhaweeyn doonto West ham United HULL city waxa ay qaabili doontaa Newcastle.

Waxaa koo xaha waaweyn laga yaaba in awoodi karaan in ay u soo gudbaaan wareeega afar dhamaatka koob kaan

cvut_pixeae74le

cvut7zrweaaemfy

cvut9itwcaevoascvut9itwcaevoas