Jack Wilshere: oo 90 ugu horeeyay cayaaray

Xidiga qadka dhexe ugu cayaara xulka England ayaa shalay ciyaaray 90 daqiiqo  Bournemouth ay la cayaareeysay kooxda   Tottenham .

90 daqiiqo  ayaa ah midkii ugu horeeyay ee uu u cayaara kooxkale islamarkaasna in kulankii ugu horeeyay ee Premier League ahimages-31

 Bbc sports ayaa soo saartay in xidiga uu yahay in koox England ee u ciyaaray 90 abid inta uu joogay horyaalka ingiriiska

Jack Wilshere ayaa inta uu arsenal joogay uu noqday mid ku fashilma in uu boos joogta ah uu ka helo waxaana uu si amah ugu biiray naadiga  Bournemouth isagoo halkaasi uu rajeenayo in uu qaab ciyaareet fiican uu ku soo bandhgo.download-11

Cayaartii shalay ee u dhaxeeysa  Bournemouth  iyo  Tottenham ayaa wilshere sameeyay baasas gaaraya ilaa 5014 baas wanaa cayaariyahan inta uu sameeyo inkabadan isgoo 8 jeer uu darba tuuray waxa uuna garooka uu katagay meelo aat ubadan.images-30

 Wilshere ayaa hada ku raaxeeysanaya boos joogta ah waxaana xili ciyaareetka dambe uu ku soo laaban doono goroonka emirates