Jose mourinho oo dad badan ka qosliyay ka dib markii uu yiri Pogba waa daafac cajiib

Macaalina xaalada ay ku xun tahay jouse mourinho ayaa dad badan ka yaabiyay ka dib markii uu yri pogba waxa uu noqon karaa  daafac cajiib ah.

Paul Pogba ayaa muran ku jiray booska uu cayaarqayo islamrkaasna uu ku fiican yahay in uu si wanaagsan uu kaga cayaaro xidigaan ayaa ah mid ka cayaari kara khadka dhexe iyo waliba garabka midi gee weerarka

Naadiga Manchester united ayaa ah mid heesata daafac xumi ka dib markii laga badiyay kulamo dhowr ah ee katirsan horyaalka England .

Barnaamij si toos ah ugu baxayay tvgas spots fun ayaa jose mar waxa laga wediiyay Paul Pogba ayaa waxa uu yiri

“waa wiil aad u wanaagsan waxa uuna ka cayaari karaa boosas badan oo ay kamid tahay daafaca.

Waxaa ba durbadii meesha ka dhacday qosol oo dadkii lagu casuumay show spots barnaamij layiraahdo oo tvga sports fun ka baxayay waxaana durbadii labilabay in sawiro ka tur jumaya in jose uu yahay nin aanba jecleen Paul Pogba.

Sikastba Man U ayaa ah mid ku dhib tooneeysa daafac xumi ayadoo rabta daafacyo tayaleh oo ka caawiya in ay ka soo kab sadaan guuldarooyinka ay caadeesatay.