jose mourinho uu diiday shaxda kulanka galabta

Jose mourinho  ayaa ka caga jiday inuu saxaafada u soo bandhigo shaxda rasmiga ah uu kula soo shirdagi doono kulanka Man U vs Chelsea

Mar saxaafada ay usoo bandhigtay in uu su’aal eheeyt in line up ka naadiga in uu u sheego iyo cayariyahanada uu san ku soo bilaabeen waxaana uu ku yiri wax waliba waa waqtigeeda.

Waxaana durbaba la bilaabay in uu hadalkaas uu yahay in uu san o galeen shaxdiisa galab tahayna mid kibiri ay ku jirto.

Kulanka galabta ayaa ah mid uu jose 10 kadib dib ugu laabanayo garoonka Chelsea ayku cayaarto tan iyo markii laga ceeriyay shaqada kooxdaas