Jurgen Klopp oo kahadlay kulan kii xalay ee dadka ka hurud siiyay

Macalinka bood boodka badan ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in naftooda ay dhaleeceeyan kadib markii xalaytoole ay awoodi waayeen in shabaqa ay soo taabtaan Manchester united.

Xili uu wareesi sii nayay sky sports wuxuna ka hadadlay kulankii adkaa asgoo dhaleeceen u soo jeediyay cayariyahanadii weerarka kaga ciyaaray xalay asgoo ku tilmaamay in yayihiin kuwa hurdaayay oo aanan  war kaheen kubadaha la filan karay in ay noqdaan goal.

“kulan waxa uu ahaa kulan xamaasat badnaa inta uu san bilaaban ay daqiiqadaha ay san gaarin 50 daqiiqo dadka oo I dil waxa ay Aaminsanaayeen in goalal laiska dhalinaayo balse ma’aysan noqon taa.

“cayartooydeeyda maheen kuwa si wanaagsan u dhaleelin qeebihii hore iyo qaybihii dhexe ciyaarta wanaa kuwa hurda caajisana u cayaarayay.