Kevin De Bruyne ayaa sheegay in Pep Guardiola gebi ahaanba booskiisa uu bedelay

De Bruyne iyo City ayaa isku diyaarinayaan kulanka weyn ee nadiga ee ku xafiiltamaan gobalka ee Manchester United malinta axada , Guardiola iyo Jose Mourinho ayaa markii ugu horeysay kukulmaya Premier League

25 -sano jirka ree Belgian ayaa ku riyaaqaya xilli ciyaareed aad ufiican xilli City , ey ku guuleystay seddexda kulan oo Premier League ah inta uulelinayo Guardiola ,
Kevin ayaa kamid ah ciyaartoyda ugu wanagsan kooxda man city wuxuna door ween kulahaa dooqa bebe balse ciyariyahankan ayaa ah olalaha Manchester derby ciyartoyda malinta sabdida ah kusoo bilabankara
Inta badan ciyaariyahanka wuxuu qeeb kaqataa werarka kooxda xitaa wuxuu kooxda mararka qaar udhaliyaa goolal eey ubahantay sedexdii kulan ee ugu danbesay ee koxda man city ciyaartay wuxuu kamid ahaa ciyartoydii qebta lixaada leh kaqadatay gulahas