kooxda Bayern Munich ayaa guul 2-0 kagartay kooxda Schalke kulan katirsan horyaalka Bundesliga

jhuhu
nadiga bayern ayaa guul soodahday kagartay nadiga schalke waxaana ciyarta 81 daqiiqo maresa goolka kowad udhaliyay lewandoswki halka goolka labaad uu racsaday daqiiqadii 90 kimmick macalinka cusub ee kooxda bayern karlito anjaloti ayaana gushaan kuqancin kadib markii uu kursiga kudahay hadii aan egno waxyabii laga diiwangaliyay kulanka
shots on target
2 schalke 5 bayern
shots off target
4 sckalke 12 bayern
possession (%)
35 schalke 65 bayern
corners
2 schalke 7 bayern
offsides
2 schalke 2 bayern
fouls
13 schalke 11 bayern
yellow cards
2 schalke 4 bayern

line up kii xalay bayern iyo schalke
Schalke 044-2-3-1
1 Ralf Faehrmann 4 Benedikt Hoewedes 29 Naldo 31 Matija Nastasic 14 Abdul Rahman Baba 17 Benjamin Stambouli 10 Nabil Bentaleb 11 Yevheniy Konoplyanka 8 Leon Goretzka 13Eric Maxim Choupo-Moting 25 Klaas Jan Huntelaar 7

Bayern Munich 4-3-3

7 Franck Ribery 9 Robert Lewandowski 25 Thomas Mueller 35 Renato Sanches 14 Xabi Alonso 6 Thiago Alcantara 27 David Alaba 5 Mats Hummels 8 Javier Martinez 21 Philipp Lahm 1 Manuel Neuer