Waxaa Xalay La Ciyaaray Kulamo Ka Tirsan Koobka Aduunka 2018 Oo Dalka Russia Ka Dhici Doona
Kulamada ka dhacay Yurub ayaa waxaa ka mid ahaa Italy iyo Liechtenstein iyadoo Italy ay ku badiyeen afar gool halka Spain iyana afar gool ku garaacene FYR Macedonia
Halkaan Ka Daawo Xulalkii Wada Kulmay Iyo Natiijoyinka
Group D
Austria 0 – 1 Ireland
Georgia 1 – 1 Moldova
Wales 1 – 1 Serbia
Group G
Albania 0 – 3 Israel
Liechtenstein 0 – 4 Italy
Spain 4 – 0 FYR Macedonia
Group I
Croatia 2 – 0 Iceland
Turkey 2 – 0 Kosovo
Ukraine 1 – 0 Finland
Group B
Cameroon 1 – 1 Zambia
Nigeria 3 – 1 Algeria
WQ.ISMACIIL CABDI IBRAHIM {SANKA }