Kulanka Adag Ee Caawa Chelsea Iyo Tottenham—————-

Tottenham oo laga soo reebay tartanka Champions Leageu ayaa caawa Stamfrod Bridge marti ugu ah kooxda heysa hogaanka Premier League ee Chelsea.

Jariiradda Metro ayaa qallinka u qaadatay oo shax isku dhaf ah ka sameysay kooxaha ka wada dhisan London ka hor kulankooda caawa.

Shaxda ayaa loo dhisay sida qaabka tababare Antonio Conte ee 3-4-3.