Kulumo ka tirsan horyaalka xiisaha badan ee primer league ayaa galabta iyo caawa la ciyaarayaa ayadoo kulamo aad uxiiso badan ay jiraan
waxaa caawa wada kulmaya kooxda hogaanka heysa iyo totalham waana kulanka adag ee caawa la ciyaaraya
kulan xiiso badan ayaa hada socdo muncity ayaa ciyaareysa waan barbaro
halkaan ka aqriso kooxaha ciyaaraya
07:00 Hull City ? – ? West Bromwich Albion
07:00 Leicester City ? – ? Middlesbrough
07:00 Liverpool ? – ? Sunderland
07:00 Swansea City ? – ? Crystal Palace
09:30 Chelsea ? – ? Tottenham Hotspur