(LA-YAABKA + SAWIRO): Wiil Qoortiisa Liicliici Jirtey Oo Qaliin Wax Looga Bedelay Noloshiisa !!!

Mahendra Ahirwa waa 18 jir u dhashay dalka Hindiya, wuxuu ku soo nolol qaatay isagoo qoortiisa hadba dhinac u liicayso ilaa xagal dhan 180-digirii (A a 180-degree angle).
Xanuunkiisa ayaa ah Xaallad mar-la-arag ah oo aan ku badnayn Caalamka.
Bulshadda Caalamka waxay ka argagaxeen markii sawirkiisa lagu baahiyey Warbaahinadda Caalamka, waxaana arrintiisa ka danqatay Hooyo u dhalatay dalka Britain, taasi oo dadaal u gashay sidii lagu heli lahaa Kharajkii sahli lahaa in Wiilkaas dhiban loogu samayn lahaa Qaliin Casri ah.
Julie Jones oo ka soo jeeda magaalladda Liverpool waxay Qaaraan ahaan u soo ururisay lacag dhan 12,000 oo Giniga Istarliinka Britain (£12,000), iyadoo lagu guuleystay qaliink lagu sameeyey Mahendra Ahirwa.
Inta aan qaliinka lagu samaynin, Wiilka hooyadiisa oo lagu magacaabo Sumitra oo 36-jir ayaa sheegtay inay fiicnaan lahayd inuu wiilkeeda geeriyoodo haddii lagu guul-daraysto Qaliinka.
Waxay sheegtay inuu Wiilkeeda maalin kasta iska fariisto qolka geeskiisa, isl markaana awoodi Karin inuu iskiisa wax u qabsado.

00

Waa inaan sidii wiil yar oo kale u xambaartaa meel kasta. Sideen u xambaari doonaa marka uu weynaado. Haddii ay Dhakhaatiirta daaweyn waayaan Wiilkayga waxaa fiican inuu Rabbi iga qaado” ayey ku calaacashay.
Qisadda xanuunka badan ee Mahendra waxaa Filim ahaan looga daawaday Telefishinka Channel 5 ee dalka Britain.
Julie Jones oo 35 jir ahana Isku-duwaha Dugsiga Sare ee Fazakerley High School ee magaalladda Liverpool, horeyna u ahayd Shaqaale wax taageera ayaa tiri: “Waxaan qoddobkaasi akhristay muddo haatan laga joogo ku-dhawaad hal sanno, waxaana dareemay Caloolyow”.
Wxaay sheegtay in qoyska wiilkaasi codsadeen gaari-gacan, qalabka Luqunta lagu xiro iyo wax kasta oo lagu taageeri karo wiilkaasi.
Dr. Rajagopalan Krishman oo u qaabilsan Qaliinka waxay waqtigeeda si lacag la’aan ah wax uga qabatay Wiilka bishi iMarch ee sannadkan, waxayna sheegtay in la dhisayo lafo xoojiya, isla markaana taageera qoorta.

1 2 5 15 16

MADHYA PRADESH, INDIA - SEPTEMBER 05, 2016: Mahendra Ahirwar, 13, recovering after he has undergone life-changing surgery to straighten his neck, poses for a picture at his residence in Madhya Pradesh, India. School career co-ordinator Julie Jones, from Liverpool, set up a crowd-funding page which raised the £12,000 to help Mahendra with treatment. He is now going to school and can play with his friends. His straight neck has even made his voice louder. The 13-year-old has to wear a neck brace for some time and needs regular check ups. He suffers from a rare condition called congenital myopathy which has made the muscles in his neck so weak his head would hang at a 180-degree angle. Photography by: Cover Asia Press/Faisal Magray
MADHYA PRADESH, INDIA – SEPTEMBER 05, 2016: Mahendra Ahirwar, 13, recovering after he has undergone life-changing surgery to straighten his neck, poses for a picture at his residence in Madhya Pradesh, India.
School career co-ordinator Julie Jones, from Liverpool, set up a crowd-funding page which raised the £12,000 to help Mahendra with treatment. He is now going to school and can play with his friends. His straight neck has even made his voice louder. The 13-year-old has to wear a neck brace for some time and needs regular check ups.
He suffers from a rare condition called congenital myopathy which has made the muscles in his neck so weak his head would hang at a 180-degree angle.
Photography by: Cover Asia Press/Faisal Magray

14 13 11 8 7 9 10 6 4 3