Maamulka Sare iyo Howl-wadeenada Shaaciye24 oo Hambalyadda Ciida U Diraya Dhamaan Akhristayaashiisa

Ciid Mubaarak Kulu Caam wa antum Bil Kheyr Dhamaan Muslimiinta Caalamka gaar ahaan Muslimiinta Soomaliyed si gaar ah Aqristayaasheena ku tixan Shabakada Wararka Shaaciye24.com Maamul iyo Howlwadeen waxaanu idin leenahay Ciid mubaarak sanadkaan Sanadkiisa Bash Bash iyo barwaaqo ku Gaadha hadii aanu nahay Maamulka iyo Howlwadeenada Shaaciye24 waxaan idinla qeyb saneynaa Farxada Maalintaan weyn Markale Ciid Wanaagsan.

CIID WANAAGSAN AKHRISTAYAAHSEENA