macalinka liverpool: Kaliya Hal Koox Ayaa Ku Qanacsaneyd Premier League Xilli Ciyaareedkii Hore- Sidee?

babaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa aaminsan in Leicester City ay ahaayeen kooxda kaliya ee ku faraxsaneyd booska ay kaga dhameysatay Premier League xilli ciyaareedkii hore.

Leicester ayaa xaqiijisatay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore , iyadoo Claudio Ranieri, kooxdiisa laga badiyay saddex kulan oo qura.

Leicester ayaa Premier League ku qaaday 10 dhibcood markaasoo ay noqotay wax aan macquul aheyn.

Klopp, ayaa la wareegay shaqada garoonka Liverpool October la soo dhaafay, waxaana uu ku dhameystay kaalinta siddeedaad ee kala sareynta.

Tababaraha Liverpool ayaa aaminsan in ilaa sagaal kooxood ay ugaarsiga Horyaalka kujiraa xili ciyaareedkaan, lakiin kooxda Leicester kaliya uu gooni u ahaa xilli ciyaareedkii hore

images