Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula Kulmay Madax ka tirsan Safaaradda Qadar ee Muqdisho+Sawirro

Madaxweynaha  Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo Maanta Booqasho  Ku tagay Xarunta Safarda Qadar ee Magalada Muqdisho ayaa Tacsida umariyay Kusimaha Safiirka Qadar Hassan Hamza, Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ka xun yahay Geerida ku timid Amiirkii Hore ee Qadar Waxaana uu uga Tacsiyeey Dhamaan Shacabka reer Qadar .

Madaxweynaha Galmudug ayaa sidoo kale sheegay in Madaxda Qatar uu kula kulmay  Magaalada Muqdisho uu kala hadlay sidii Dowladda Qatar ay u Caawin laheyd Dowladda Gobaleedka Galmudug iyo Shacabkeeda intaba.

Ugu Dambeyn Madaxweynaha ayaa sheegay in Masuuliyiinta Dowlada Qadar uu ka helay Balanqaadyo muhiim ah.

1-11 2 3 4