Magaalada Kismaayo oo Goordhaw lagu soo gaba gabeeyay Wejiga labaad ee Doorashada Xildhibaanada Aqalka H

Waxaa Goordhaw Magaalada Kismaayo lagu soo Gaba gabeeyay wejiga labaad Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose .

Ergada ayaa Maanta doortay Ilaa Lix Xildhibaan oo Aqalka Hoose ee Jubbaland u matali doono Baarlamaanka Cusub.

Halkaan Hoose ka Aqriso Xildhibaanada Maanta la doortay:

1-C/raxmaan Kulmiye Xirsi

2-Axmed Cismaan Ibraahim

3-Sacdiyo Muuse C/laahi

4-Farxiyo Xasan Axmed

5-C/qaadir Sheekh Cali iyo Sheekh Nuur Maxamed Xasan.

Doorashada Beri ayaa dib loo Ama qaadaya waxaana dhiman Xildhibaano kale