MAN U oo doooneysa Griezmann rabtana in ay ku badashato Rooney

Manchester united oo rabta cayariyah Griezmann uguna badashato Rooney

25 labaatan jirka u cayara Atletico Madrid ayaa la”aaminsanyahay in uu yimaado Old Trafford ayadoo caadis ay kuwato weeririyahankaan si uu ugu mid noqdo xidigaha Man U.

Sunday mirror ayaa bishii lasoo dhafay waxa ay xaqiiyiday in xiisaha ay u qabto  xidiga reer france laakin  doonidoodi ayaa noqotay mid ay ku fashilmeen islamarkaasna dib u dhac ay ku timit

Xidigaan ayaa xagaagaan lagu qiimeeyay 80 milyan oo la micnaha in uu xidigaan yahay mid aana la rabin Atletico in ay ii biso

Sanadkii 2014 ayaa Man U rabtay xidigaan balse ay afduubay Atletico waxa ay Man u noqotay mid ka niyat jabta hasa ahaate ay ku soo laba gacleesay doonista xidigaan  rabtana Rooney in ay ku badalato.

Rooney ayaa caadis kala kulamay taageeayaasha Man U oo aanan ku qanacsaneen  sida uu u ciyarayo  taasna ayana keeni karta in ay kala badashaan xidigaha Rooney  iyo Griezmann.

Wakiilka xidiga reer france ee Griezmann ayaa shaaca ka qaday in aysan wali ay wadahadlin Man u balse ay maqleen doonista xidigaan oo ay ugu caaboon tahay inuu yimaado England .