Mareykanka Oo Sheegay Weerarkii Gaalkacyo, Ma Ahayn Mid Shabaab Lagu Beegsaday….

mareykanka-duqeyn

Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweyay baaritaanno horudhac ah oo ay ciidamada taliska Mareykanka ee Afrika

ku sheegeen in weerarkii lagu qaaday duleedka Gaalkacyo 28-kii bishii September ee sanadkan aanu ahayn mid al-Shabaab lagu beegsaday, sida ay markii hore Mareykanku ku andacoonayeen.

Mareykanka ayaa tilmaamay in maleeshiyo deegaanka aha oo aan Shabaab aheyn weerarkaasi lagu dilay, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Reuters.

Weerarkaasi Oo Gaalkacyo kadhacay ayaa waxa lagu dilay kudhawaad 10 maleeshiyaad waxaana lagudhaawacay 3kale sida wakaalada wararka Reuters lagusheegay mana jirin qasaaro soo gaaray dadka rayidka ah.

Dowlada Soomaaliya Ayaa kadalbatay dowlada mareykanka in ay sharaxaad kabixiyaan weerarkaas oo laguqaaday Ciidanka maamul Goboleedka Galmudug oo aan shabaab ku sugneen halkaasi.

Intaas kadib Washinton ayaa waxe isku dayeesay inee arinkaas xaqiijiso baaritaan dheer kadib waxee ku ogaadeen

in weerarkaasi shabaab lagu bartilmaameedsanin 28/9/2016 marki weerarka uu dhacay ayaa wakaalada

wararka Reuters oo Soo Xiganeesa Afayeenka Alshabaab waxa uu sheegay weerarkaasi ayaga wax qasaaro ah

kasoogaarin wax ciidan ahne ee kulaheen deegaankaasi.

 

Lawadaag Asxaabtaada Kale