maxaa ka taqaan filimkii kuchi kuchi hota hai oo 18 sano jirsaday

Filimkii can baxay ee noqoday midkii ugu horee yay ee hindi ah laga daaro shinemo kutaalo dalka baritain  ee kuch kuch hota hai18 snao jirsaday kadib markii la jilay 16 October sanad kii   1998 oo xiligaas ayaa ah xilli aad u fog filimkaa ayaa ah mid aanan dhagaha iyo indhaha ka sii wiiqayay bulshaweenda xiiseeysa aflaanta hindiga ah.

Driectorka filimka oo la yiraahdo karan johran ayaa ahaa filimkii ugu horeeyay uu driector uu ka noqdo xiligaas oo da’diisu eheet 25 jir kaas oo dadka intiisa badan ka yaabsaday

Mar su’aal laga weediiyay filimkaa ayaa uu sheegay in ay eheet filim ka qosliya kaana oo siiya hada da’deeydu waa 43 sano xiligaan oo oyaraa hadana maskaxdeeydu weenaatay makeeni karo filim noocaan ah oo lamida kuch kuch hota hai.

Actorada filimkaan ayaa kala ahaa  Kajol, Rani Mukherjee, Anupam Kher salman khan Shah_Rukh_Khan iyo actore kale

Heesa laga qaaday iyo fanaaniintii codadka lahawaxaa ka mid ahaa

1. “Kuch Kuch Hota Hai” Udit NarayanAlka Yagnik, 4:56
2. “Koi Mil Gaya” Kavita Krishnamurthy, Udit Narayan, Alka Yagnik 7:16
3. “Saajanji Ghar Aaye” Kavita Krishnamurthy, Kumar Sanu, Alka Yagnik, 7:14
4. “Kuch Kuch Hota Hai (Sad)” Alka Yagnik 1:26
5. “Yeh Ladka Hai Deewana” Udit Narayan, Alka Yagnik 6:36
6. “Tujhe Yaad Na Meri Aayee” Alka Yagnik, Manpreet Akhtar, Udit Narayan 7:03
7. “Raghupati Raghav” Alka Yagnik, Shankar Mahadevan 2:05
8. “Ladki Badi Anjaani Hai”

 

Heesta tum baise aye kilib kamida in uu adeggsado kran johran filim waliba uu director ka yahay

Magacyada acrorada laga yeerayay

 

Kajol  Anjali Sharma:

Rani Mukerji  Tina Malhotra:

Sana Saeed as Anjali Khanna

Salman Khan as Aman Mehra

Anupam Kher as Principal Malhotra:

Archana Puran Singh as Ms. Briganza

Reema Lagoo as Mrs. Sharm

Himani Shivpuri as Rifat Bi:

Shah Rukh Khan as Rahul Khanna

Flimkaan ayaa ah filim sedex geesood ah oo jaceel xambaarsan