Maxaa Kala Qabsaday Xigaha England Iyo Spain Halkaan Ka Daawo Sawirada———–

LONDON, ENGLAND - NOVEMBER 15: Cesar Azpilicueta of Spain evades the challenge of Theo Walcott of England during the international friendly match between England and Spain at Wembley Stadium on November 15, 2016 in London, England. (Photo by Mike Hewitt/Getty Images)

Theo Walcott waxa uu caan ku yahay orod dheereynta laakiin xalay lama filaan ayaa ku dhacay, waxaa ku garaacday Cesar Azpilicueta.

Loolankan fool ka foolka ahaa waxa  uu ka dhacay bartamaha gegida qeybtii hore xilli uu basas ii soo celi ah Azpilicueta la dheelay David Silva.

Walcott oo badalay Lallana oo dhaawac qasbay  ayaa bilaabay in uu baacsado xiddiga Chelsea, laakiin Azpilicueta wuu ka dheereeyey waliba in door ah.

Xilli uu socday tartanka xawaaraha ah Walcott uma suurtagalin in uu soo yareeno farqigii u dhexeeyey.

Balse xiddiga Arsenal wuu is dhiibay!

WQ ISMACIIL CABDI IBRAHIM { SANKA }

a6

a2 a3