Munaasabad lagu xusayo Maalinta macalinka oo Maanta lagu wado in lagu qabto Muqdisho.

Manta oo Isniin ah ayaa waxaa magaalada muqdisho iyo gobalada dalka laga xusayaa maalinta macalinka,iyadooa wasaarada waxbarashada soomaaliya ay soo qaban qaabisay munaasabadaasi.

Sidoo kale   munaasabado noocan oo kale ayaa iyana la filayaa inay ka dhacaan dalka,iyadoona diyaar garow xoogan hada ay ka soconayaan gobalada dalka.

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa saakay aad loo adkeeyay,iyaoona la filyo in munaasabadaasi uu ka qeyb galo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya.

Maanta oo kale ayaa caalamka iyo soomaaliya  waxaa laga xusaa maalinta macalinka..

wararkan wixii ku soo kordha la soco inshaa Allah