Magaalada Muqdisho waxaa Maalmaha soo aadan lagu wadaa in ay ka dhacaan Doorashooyinka Labada Aqal ee Gobolada Wuqooyi ee Soomaliland waxaana lasoo Bandhigay Musharixiinta u tartameysa Aqalka Sare ee Soomaliland.
Halkaan Hoose ka Aqriso Liiska Musharxiinta Aqalka Sare