Naadiga Barcelona ayaa pogeda soo dhigtay cayariyahanadii ka dhawcmay xiliyada aysoo ka cayaan kuwaas oo maalmo kooban ka maqnaa garoomada
Xidigaha messi iyo umtiti ayaa manta la rajeenayaa in tababarka Catalans ay dib ugu soolaabtaan waxaana messi uu diiday in uu u ciyaaro xulka qarankiisa kaas oo dhawac ka soogaray gumaarka aawgii
Umtiti iyo messi ayaa garoomada soo xaadiraya ka horka kulanka Deportivo 15ka bishaan ee horyaalka La Liga iyo kulanka champion league.
Dhankale xidiga umtiti ayaa isna ka maqanaa kulamadii ugu dambeesay ay ciyaartay barca mantana dib ayu ugu soolabanaya xarunta tababarka naadiga reer spain Catalans
Cayaarihii caalamigaa ahaa kadib waxaa garoomada dib ugu soo laabtay cayariyahanada kala ah Andres Iniesta, Gerard Piqué, Sergio Busquets, Digne, Andre Gomes & Denis Suárez.
Arinkaan ayaa waxa ay farxad u tahay macalinka naadiga Barcelona oo kulama adag sugaya waxaana arabacada dambe ay laciyaari doonaan nadiga man city