oradyahanka somaliyeed farxaan hadafoow oo kaqeebgalayay tartanka olombikada qebta nafada oo kalin wanagsan galay

Farxaan ayaa umatalayay tartanka olombikada ciyartoyda nafada ah dalka somalia wuxuna kagalay tartanka kalinta shanaad wuxuna iskudiyarinayaa qebaha kale ee tartanka farxaan hadafoow ayaa wuxuu noqonayaa xiyariyahankii ugu horeyay ee somali ah ee tartanka nafada matala ugu danbeen wuxuu ugu baqay dad ka somaliyeed in ey tagero umujiyaan si uu ugu dhiirado in tartankan uu kugulesto

fa-1
images-8
fa2