Ozil oo donaya lacak kordhin winger oo mustaqbalkiisa xidigaan ka hadlay

xidiga reer Germany una ciyaara naadiga arsenal ayaa waxaa mustaqbalkiisa uu kula sii joogi lahaa naadigiisa ka hadlay macalinka reer France ee arsene winger aya ah mid cayariyahanadiisa ay si weeyn ay isku fahmeen tiki taakada iyo waliba conter attarckga ee aysameeya xiliyada nadiiga duulaan lagu yahayo.
OZIL arsenal isbuucii waxa uu ka qaataa lacago gaaraya ilaa140 kun oo gani asgoo sheegay in loo kordhiyo lacacagaha si uu ku sii nadaago kooxda reer England.
Xilli su’aalo laweediinayay macalin winger ayaa ku kaftamay in uu san dooneyn Ozil in lacago lookor dhiyo ee uu diyaar u yahay ku guulesiga horyaalka primary league.
Kubad sameeyaha Arsenal ayaa ah xidig hore ugu soo guuleystay koobka aduun iyo horyaale kale balse uu u caaboonyahay kuguuleesiga primer league
“arsenal waa ay ku guuleesan kartaa koobab horyaalkaan waxaa kusugan kooxo kala duwan oo waaweeyn awoodana ku leh qaarada Europe mana labalan qaadi karo in aan ku guulesano koobkaan” ayuu winger hadalkiisa ku soo xiray.
Hase ahaatee tababare winger ayaana sheegay in uu mustaqbalkiisa xidigaan uu halkaan yaalo waxaa aaminsanahay in hakaan ay tahay meeshii ugu wanaagsaneed uu ka ciyaaro.