PSG OO QARASH BADAN KU DOONESA CAYARIYAN NYMAR JR

Kooxda reer FRANCE ee PSG lagu magacaabo ayaa waxa ay dooneeysa xidiga reer barasiil una ciyara kooxda BARCELOONA

Kooxda heesata kobaka league 1 ka ayaa lacago waali ah ku dooneeysa NYMAR JR oo xili cayaareet  kii hore dooneysan balse doonisdooda ay noqotay mid fashilmata

Lacagaha ay ku rabto in ay ku soo xir galiso 200 milyan  kaas oo ka dhigi karta cayariyahanka  sedexaat ee ugu qalisan aduunka

Qandaraaska ay u soo bandhigtay  NYMAR ayaa ah lacago gaaraya ilaa 200 malyan isagaoo loobalan qadaay in uu qadan doono lacago kudhow mushaaratka uu messi ka qaato barcelona

Xili cayaratkii hore ayey eheet in PSG ay ku hungoowday  cayariyahan kaan  balse madaxweenaha PSG Nasser Al-Khalaifi

Ayaa sameeyay isku day walba uu ku doonayo xidigaan reer baraziil oo wacdaro ka dhigay horyaalka spain

Ganacsiyahanka reer qadar  ayaa sheegay in xili cayaarteetka soo socda ee 2017 2018 uu nymar  uu ka mid noqondoono cayariyahanada uuku duuli doono

24 jirka reer baraziil ayaa ayaanan qandaraas u saxiixin nadigiisa  hada uu kusugan yahay sida ay qortay GOAL ayaa sheektay in wakiilada NYMAR  ay ka warsugaya  naadiga PSG kahor inta uusan qandaraas saxiixin.