QARAX XOOGAN OO KA DHACAY AGAGAARKA HOTEL SYL SOOMAALIYA

Qarax xoogan oo inta badan magaalada laga maqlay ayaa warar hordhac ah ay shegayaan in uu ka dhacay dhabarka danbe ee hotel SYL.

dhismaha hotelka ayaa waxyeelo ka soo gartay iyadoo sidoo kale la maqlay rasaas iyo dhawaqa gawaarida gurmadka.

qaraxan ayaan wax yeelo balaaran u gestay halkii uu ka dhacay iyadoo la maqlayo rasaar ay ridayaan ciidamada ku sugan nawaaxigaas sidoo kale waxaa la maqlayaa dhawaqa gawaarida Ambulance oo ku cararayo halka ay mashaqada ka dhacda.

wixii warar ee ku soo kordho inagala soco goor dhaw