Qoraaga Amin Arts oo Sawir ka Sameeyay Colaada Galkacyo ka taagan

Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir Artis ayaa waxa uu Sawir Saameyn Balaaran leh ka sameeyay Colaada Magaalada Galkacyo ee u dhaxeysa Maamulada Dariska ah ee Galmudug iyo Puntland.

Amin Artis wuxuu muujiyay Dhibaatada ay keeneyso Colaada u dhaxeysa Labada Maamul iyo Sida ay u wanaagsantahay in Nadab ay ku wada Noolaadaan Labada Bulsho ee Deegaan wadaaga ah isla markaana Wada dhashay.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrka oo soo Jiitay Bulshada Soomaliyed

nabada55