Raisul Wasaaraha Soomaliya oo Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada 2016 ( Akhriso Wareegto )

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashada 2016.

Guddigan ayaa ka kooban 25-Xubnood , waxaana loogu tala galay in ay xaliyaan khilaafaadka ka dhasha doorashooyinka dhawaan lafilayo in ay dalka ka dhacaan.

114-1

111-1 112 113 114-1