Ronaldo denimo oo saadaaliyay kooxda ku guuleesaneysa UCL iyo tariikhdiisa oo kooban

 

Ronaldo Luís Nazário de Lima  oo saadaaliyay kooxda ku guuleesan karta UEFA Champions league oo meel xasaasi ah marayaa.

Xidigaan ayaa u soo cayaaray naadiga PSV PSV Eindhove SANADIHII 1994–1996  waxaana uu u dhalyay 30 goals

Sidookale waxa uu u soo cayaaray naadiga Barcelona sanadihii  1996–1997 isagoo qaab cayaaret fiican kula qaatay Barcelona waxa uu na u dhaliyay  47 goal 49 kulan uu u ciyaaray  waxaana lacagihii lagu soo iibsaday  ay gaareesay ilaa 19.5 million waxaana uu ku guuleesatay gool dhaliyaha sanadihii 1996 1997 34  GOOL uu dhaliyay 37 kulan uu ciyaaray

Sidookale waxa uu u ciyaaray naadiga inter Milan isagoo sanada badan ku qaatay halkaasi

1997–2002  waa xiligii u ku soo biiray inter Milan inta uu ku sugnaa waxa uu ku guuleestay FIFA WORDL PLAY

Xidigaan ayaa u dhaliyay naadiga inter 59 goals  waxaana uu u cayaaray 99 kulan

2002 ilaa iyo 2006 waxa uu u ciyaarayay kooxda REAL madrid waxa ayna ku soo iibsatay 46 million waxa uuna halkaasi uu kula midoobay ZIDANE DAVID BECKAM LUIS FICO R.CORLOS iyo cayaariyahano kale oo ku signaa naadigaasi

2007 ilaa iyo 2008 waxa uu u soo cayaaray ac Milan

2008 ilaa iyo 2011 waxa uu u cayaarayay Corinthians

Taariikhdiisa oo koban hadeeynu intaa kaga tilaabo taariikhdiisa waxa uu ka hadlay saadaalista champions waxaana uu u saadaliyay naadiga real oo uu hore ugu soo cayaray.

Sidookale waxa uu yiri finalka aya waxa isla imaan doonan arsenal iyo real oo sandkaan noqonaya ku wa u tar tama ku guuleesiga Champions league

Balse guu sha ay qaadi doonto Real Madrid.