SAWIRO: Kooxda Kubada Cagta Ee Barcelona AYaa U duushay Dalka Scotland Ka Hor Kulanka Habeyn Danbe————–

Kooxda Luis Enrique ee Barcelona ayaa ka soo amba baxday magaalada Barcelona waxayna ku sii jeedaa dalka Scotland halkaas oo kulankan Champions leaque-ga kula soo ciyaari doonto kooxda Celtic. Barcelona ayaa filaysa soo dhawayn cadaawad leh kadib markii ay kulankii Camp Nou si xun u soo xasuuqday kooxda Branden Rodgers ee Celtic.

Barcelona ayaa doonaysa in kulamada shanaad ee Champions Leaque-ga ay ugu soo baxdo wareega 16 ka kooxood kadib markii ay kulamadii afraad awoodi wayday isla markaana ay guuldaro kala kulantay kooxda Manchester City oo ay Etihad Stadium marti ugu ahayd.Haddaha hakan kaga bogo sawiradii ugu fiicnaa ee safarka Barcelona ee kulanka Celtic

.35659787

35660423

35660429

35660447

35668886

35668898

35669404

35669410

35669416

35669422

35669434

35669446

35669452

35669458

35669470

35669476

35669482