Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Sunderland vs Man United – De Gea Oo Maqan & Fellaini Oo Kabtan Ah.

Jose Mourinho ayaa shax cajiib ah kusoo bilowday iyadoo David De Gea laga waayay safka hore ee kooxda, waxaana goolka qaban doona Sergio Romero, sidoo kale Maroune Fellaini ayaa kabtan ka ah kulanka galabta.

Jesse Lingard oo dhawaan heshiis cusub laga saxiixay ayaa weerarka hogaamin doona, wuxuuna la wadaagi doonaa Mkhitaryan iyo Zlatan Ibrahimovic.

Jose Mourinho ayaa shan isbadal ku sameeyay kooxdiisa, waxaana kusoo bilowday Romero, Shaw, Darmian, Pogba iyo Mkhitaryan.

Dhanka kale David Moyes ayaa weerarka hogaamin doonaa Ainichebe, sidoo kalana Larson iyo Defoe ayaa ku jira shaxda.

SUNDERLAND:

Pickford; Jones, Denayer, Kone, Oviedo; Rodwell, Cattermole, Ndong, Larsson, Anichebe; Defoe.

KEYDKA:

Mannone, Djilobodji, Borini, Pienaar, Khazri, Manquillo, Gibson.

MAN UNITED:

Romero; Darmian, Bailly, Rojo, Shaw; Fellaini, Herrera; Lingard, Pogba, Mkhitaryan; Ibrahimovic.

KEYDKA:

Pereira, Tuanzebe, Fosu-Mensah, Blind, Carrick, Martial, Rashford.