Taageere Man united oo geeriyooday kadib markii uu warqad naxdin leh oo u soo xaaskiisa

Jose Mourinho ayaa qalin ku doogay warqad murugo leheet oo qaray taageero Manchester oo ku dhintay shil naxdin laheet

David Green waa aabo 32 jir dhalayna 4 carrrur ah waxa uu dhintay bishaan isagoo safarayay  watayna gaari dumper ah ayaa waxa uu shil ku galay wadooyin ka high way looyaqaano  oo dhisma ku socotay ee layiraahdo Lawford in Essex.

download

David ayaa ahaa mid jecel in loogu yeero magaca sharafka hanour Manchester United iyo waliba magaca old Trafford.

Inta uu san dhiman david aya waxa uu qoray war qat eeheet in uu xaaskiisa iyo waliba carrurtiisa uu u rajeenayo nolol aan wanaagsan xili uu jeefay isbitaal.

“waxaan ku ogeeeysiinayaa in uu soo itlaaday waqtigii uu aduunka uu ku lahaa xaaskeeyga waxaa tahay maro aat u wanaagsan  waxaana tahay qof I qiimeen jirtay xiligeenii ee aan wada qaadanay’ ayuu hadalkiisa ku xeray

Waxa eeyna noqotay mid murugo ku reebtay tageerayaasha naadiga waxaa jose uu noqday mid wax kabarta shilka gaari oo naxdin u xambaar sanaa taageerayaasha united.

taageerahaan ayaa ahaa mid ka shaqeen jiray bangi layi raahdo sales goods oo ay xarumo kuleh dalaka england china japan iyo dalka kenya waxa uuna u shaqeen jiray mudo 8 sano ah.david-green