Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Dhigiisa Qadar iyo Ra’iisal wasaaraha Qadar Ahna wasiirka Arimaha Gudaha+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Somaaliyeed ayaa Dalka Qadar kula kulmay Dhigiisa S/gaas xamad Bin Jaasim bin xamad Ala thani Iyo Ra,iisal wasaaraha Qadar Ahna wasiirka Arimaha Gudaha ee Dalkaasi Abdalla Bin Nami Bin Khaliifa Al Thani.

Taliyaha ayaa waxa uu halkaasi u joogay Howlo la xiriira Horumarinta Ciidanka Booliska Soomaliyeed.

taliyaha taliyaha1 taliyaha2 taliyaha3-1 taliyaha4 taliyaha6 taliyaha7 taliyaha8