Tv-ga Caalamiga ah ee Al-Jazeera oo Todobaadkii tagay soo bandhigay Muuqaalo ay kasoo duubeyn Xarakada Al shabaab kadib markii ay marti qaadeyn Wariye Soomaali ah oo ushaqeeya Tv-gaasi ayaa markale waxaa ay soo bandhigeyn muuqaal kale.
Tani ayaa Dhabar jab xoogan waxaa ay ku Tahay Dowlada Soomaaliya.
Halkan ka Daawo Muuqaalka oo ay heshay Shaaciye24: