Waa Sidee Xaaladda Dagmada Caabdu-waaq ee Gobolka Gedo

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Caabdu-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in Xaalada Magaalaa ay tahay Mid dagan kadib Markii shalay uu ka dhacay Dagaal qaraar.

Xaalada Magaalda ayaa lasoo shegaya in ay dagantahay waxaana jirta Cabsi xoogan oo ay muujinaya Dadka ku Nool Magaalada oo Shalay dushooda Lagu dagaalamay.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayan in Magaalada la geyn doono Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka si ay u kala dhexgalaan Maleeshiyada Shalay ku dagaalantay Gudaha Magaalada.

Waan waan ay wadan Odayaasha iyo waxgaradka ayaa socota waxaana lagu Howlanyahay Daminta Colaada soo cusboonaatay iyo in aysna Markale dib usoo laaban Dagaal dhiig ku daata.