WAR DEG DEG AH:- Puntland oo ku dhawaaqday in lajoojiyey Doorashadii Baarlamaanka Soomaaliya ee Garoowe kasocotay

Maamulka Puntland ayaa Maanta shaaciyay in uu si Ramsi ah u Hakiyay Doorashooyinka Xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka socotay Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland.

War qoraal ah oo laga soo saaray Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdi xakiim Cameey ayaa lagu sheegay in Puntland ay Maanta si Rasmi ah u Hakisay Doorashooyinkii ka socday Garoowe .

Halkaan Hoose ka Aqriso warqada

fb_img_1480325299756-576x1024