War Deg Deg ah: Qarax Xoogan oo Ka dhacay Deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeelada Hoose

Sida ay sheegayan Warar aynu Goordhaw ka helnay Deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeelada Hoose Qarax Xoogan ayaa ka dhacay Gudaha Magaalada.

Qaraxa oo ahaa Mid Xoogan ayaa Guud ahaan waxaa laga Maqlay Dagmada Tooratoorow waxaana Dadka deegaanka ay sheegen in Marqura ay ku baraarugeen Daryanka Qarax xoogan oo magaalada oo dhan laga wada maqlay.

Lama xaqiijin Cida Qaraxan lala eegtay iyo qasaaraha ka dhashay toona

Lasco  wixii kusoo Kordhaa Insha allah