War Hada soo Dhacay: Wasiirka Maaliyada Maamulka Galmudug oo Is Casilay

Warqad Is Casilaad ah oo ka soo Baxday Wasiirka Maaliyada Galmudug Mudane Cali Saciid Cumar oo Nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyay Shaaciye24 ayaa waxaa uu Wasiirku ku shaaciyay in uu Si Rasmi ah isaga Casilay Xilkii Wasiirka Maaliyada Maamulka Galmudug.

Cali Saciid Cumar ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu uhayay maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada Is Casilaada Wasiirka Maaliyada Galmudug

 

122222