Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyinka Oo Maanta Gaartay Kismaayo——–

Wafdi ay Hogaamineyso Wasiirka Gargaarka iyo Maareeynta  Masiibooyinka Maryan Qaasim ayaa hadda gaartay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada  Hoose.
Wafdiga ayaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.
Wasiirka Gargaarka ayaa shalay Socdaal ku tagtay Magaalada Baydhabo,waxeyna u Kuur gashay Xaaladda Nololeed ee Dadka Abaarta Sima ka soo barakacay.