xaaska Rooney oo difaacday seeygeeda oo lagu oriyay

xaaska cayariyahanka kooxada mancheste united oo lagu magacaabo coleen oo difaacday seeygeeda Rooney oo malamaahan ahaa mid ay ka jiiftay qaabka xun oo xili cayaareetkan u ciyaarayay .

warar ka sii horeeyay coleen rooney ayaa waxaa ku hadaqay macalinka xulka England oo lagu magacaawo Gareth Southgate  taas oo eheet in uu kulan ka isrebrebka koobka aduunka caawa ay laciyaari doonan xulka Slovenia uu keedka ku soo bilaaban doono.

Coleen ayaa ka carootay qaabka xun ay ugu oriyeen  tagerayaasha MAN U wax ayna poga twitter ka ay ku leedahay soo dhigtay

“Waan jeclaaday sida qof walba iyo cid walba ay feker u leedahay. Carada iska daaya, nolosha waa waqti gaaban, dadka ka qaada culeyska. Dadka qaar waaba ay ilaawaan in dadka kale ay dareen leeyihiin”

Balse hadalka ka soo yeeray ayaa waxaa ka jawabay mid ka mida taagerayaasha united kaas oo magaciisa ku soo gabiyay alex uu yiri sanadkii waxaa 12 milyan ku soo dhaca akoon kiina qafwalba waxa uu xaq u leeyahay inuu fikratiisa dhiibto.

“Waxba lacag marmarsiiyo haka dhigin, waad ogtahay in si joogta ah wararka looga hadlo taasoo aan fahmin sababta ayuuri alex

Hadaldaan istaba jooga ah ee kazoo baxa taagerayasha united ayaa ah ku aana ku qanac saneen qaabka xun uu Rooney  u ciyaray kulamdii ugu dambeesay uu u ciyaray kooxdiisa iyo xulka England.