Xidigii Hore Ee Reer Brazil Oo Kala Doortay Cristiano Ronaldo Iyo Messi Cidda U Qalanta Abaalmarinta Ballon d’Or..

ronaldo

Iyadoo sanadkaan ay kala qeybsameen FIFA iyo majaladda France Football Magazine,

hadana waxaa jirta hadal heyn ku aadan cidda ku guuleysan karta abaalmarinta xiddiga sanadka

Ee Ballon d’Or iyadoo halyeyga reer Brazil Luiz Nazario Delima Ronaldo uu kala doortay labada xidig

Ee ugu sareeya kubadda cagta.

Sida uu qabo Ronaldo, ciyaariyahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa

U qalma abaalmarinta Ballon d’Or madama uu tartamada yurub kula guuleystay kooxdiisa iyo

qarankiisa xilli Lionel Messi uu ku fashilmay inuu Argentina u hogaamiyo Copa America.