Xog Hoose: Doorashada Gudoonka Barlamaanka Oo Dib Udhacday Iyo Qorshaha Kadambeeyo Oo La Ogaaday

Iyado lagu balan sanaa 23 November in la doorto gudoonka baarlamaanka dowlada Soomaaliya iyo ku xigeenadiisa ayaa waxa ku yimid Dib Udhac Balaaran.

 

Sababta Dib UDhacani ayaa waxa lagu shegay In Ay Qayb Katahay In Wali Dhismaha aqalka Hoose Oo Socdo Iyo Xubnaha Maamulka Soomaaliland Umatalaya Oo Wali La Sameyn.

 

Gudiga Khilaafaadka Doorashoyinka ayaa manta lafilaye in ay ka hadlaaan arimahaani

Balse Marki Ay warbaahinta Tagtay Ay Shaaciyeen In Uu Baaqday Kulankaani.

Doorashada sanadkaan ayaa marar badan waxaa ku yimid dib u dhac Xogan Ayadoo Dadka Falaqeya Siyaasada Soomaliya ay Ku Sheegeen In Ay Tahay Dib Udhacaani Dana Siyaasadeed