XOG + MUSHARIXIINTA DOORASHADA MADAXTINIMADA SOOMAALIYA IYO JINSIYADAHA AY HAYSTAAN

19 ka musharax ee  u tartamaya xilka madaxtooyada ayaa intooda badan haysta laba laba jinsiyadooda uwaa oo ah qurba joog daneynaya in mar ay qabtaan xil ugu sareya ee dalka iyadoo dastuurka dalkan uunsan ogoleyn in xilka sare ee wadan uu isu soo taago ruux jinsiyada kale wato.

Hadaba halkaan ka aqriso magacyada iyo jinsiyahada ay wataan musharixiinta u ta

 

  1. Hassan Sheikh Mohamoud – Somali
  2. Sharif Sheikh Ahmed –  Somali
  3. Sharif Hassan Sheikh Adam – Somali
  4. Mohamed Ali Nor America –  British
  5. Jabril Ibrahim Abdi – Canada
  6. Abdurahman Abdi Shakur Warsame –  British
  7. Faadumo Dayib – Canada
  8. Omar Abdirashid Ali Sharmarke – Canada
  9. Abdiweli Sheikh Ahmed – Canada
  10. Abdirahman Abdullahi Baadiyow – Canada
  11. Dr. Cabdinaasir Maxamed – United States
  12. Canab Dahir – United States
  13. Dr.Bashir Nuur-Bidaar H Looyan – United States
  14. Abdirizak Omar Mohamed – United States
  15. Mohamed Abdullahi Mohamed – United States
  16. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan – United Kingdom
  17. Abdirahman Faroole – Australia
  18. Said Abdullahi Dani – Denmark
  19. Yassin Maaxi Mallin – Sweden