XOG: Warbaahinta Shaaciye24 oo Heshay Xog ku Saabsan in Doorashada Soomaliya ay Mudo Isbuucyo ah dib u dhici doonto

Warbaahinta Shaaciye24 oo aad uga barateen bahinta xogaha qarsoon ayaa waxay heshay in doorashada somalia la dib dhigayo ugu yaran 15 week ugu badnaana 17 week.

Sida ay Shaaciye24 xogtaan ku heshay gudiga doorashada Somalia ayaa so jeediyay in doorashada Somalia ay ku qaban karan mudadan kor ku soo shegnay.

Sido kale gudiga waxay sheegen in doorashadan si ay u qabtan ay u bahan yihiin 16 malyan oo dollar.

So jeedinta gudiga ayaa waxa ka wada fadhistay xubnaha madasha waxayna isku racen in waqtiga gudiga u qabsaday la siiyo lacagtana beesha calamka la waydiyo.

Intas bacdigeed madasha waxay la kulantay beesha calamka waxayna u bandhigen lacagta la iska rabo in mudada ay doorashada dib u dhacday

Beesha calamka ahaa ku dooday in waqtiga la qabtay iyo lacagtaba ay badan yihin ayna dhib ku tahay in ay aqbalan.

Intaas ka dib madaxda madasha ayaa besha calamka waydiyay dhaqalaha ay u hayan doorashada aydo besha calamka ay cadeyen in ay hayan 6milyan oo kaliya.

Madaxda madasha ayaa beesha calamka u shegay in ay aqbalen 6da milyan waxa ka dhimana ay ayagu ku darayan doorashadana ay ku dhacayso mudada ay qabsaden gudiga doorashada.

Isku so wada duubo beesha calamka ayago an qanacsanayn ayay ka labten wadanka doorashadana waxay u dhacaysa sida ay so gudbiyeen gudiga doorashada.