Xulka Jarmalku Oo Xasuuqay Xulka San Marino ee isreeb-reebka koobka Adduunka 2018

Xulka qaranka Jarmalka ayaa hoggaanka sii adkaysatay Guruubkiisa C ee isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018, kaddib markii uu 8-0 ku xasuuqaday San Marino oo uu marti u ahaa.

Serge Gnabry ayaa saddexleey dhaliyey safashadiisii ugu horreysay ee Germany, taasoo fududeysay inay guul sahlan ka gaaraan xulka San Marino.

capture-3

 

san-maro

spin